Aan Cunno Cuntada Dalku Soo Saaro!
Waxa diyaariyey oo dgiirrigelinaya wasaaradda beeraha Jamhuuriyadda —————————————————————————————————————————————————————————– Hordhac Soomaaliya waxay ku taal geeska Afrika waxaana xuduud la leh Kenya dhanka koonfur, dhanka Galbeed...
