Month : August 2018
MAHADSANID MUDANE MADAXWEYNE
Caado, waxa ah in dalabkaa-ga la kulan madaxweyne, oo wareysi sal u yahay, la kulmo karo caqabado silsilado ah, oo ay adagtay in la...
Madaxweyne Geelle: “waxan horseed ka nahay hana-qaadka iyo kala-faa’ideysiga ganacsiga”
Adanaha markii Alle abuuray, qaar dadkiisa ka og, kuna dhiirrada inuu wajaho jid-gooyada. Hoggaaminta mida, waxa uu Alla siiyey hibo dabiici ah, oo fiican waxa haleela, oo Alla...
Deeq-Bixiyeyaasha In Lala Xisaabta mo Dembi Maaha!
Shirar badan ayaa la qabtay, badankood na, waxay ka dhaceen Yurub, kolba magac ayaa loo bixinayey, iyadoo qoraallo aad u qurux badanna la soo raacinayey oo qeexaya qeybaha looga...
Ma Saadaad-Kii Geeska Afrikaa
Cidna sugi meyn in siyaasadda Itoobiya sidan xowliga ah isu furfuri doonto, isbeddelkan xooliga ku socdana uu iman doono. 41 jirka, aadka u firfir coon ee CAABBI Axmed, waxa...
Dabar: “Inaan Ka Dhabeynno Himmil-lada Madaxweynaha Ayaa Naga Go’an”
Shidaalku, waa mashiinka roga dhad-haqaaqa howlaha nolosha Aadanaha ee maanta. Guud ahaan tamartu, waxay door muhiima ku leedahay horumarka dal kasta oo dunida saaran. Cabirka...
Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamigu, waa mid, waana Gamaal M. Xasan
Burburinta iyo duminta, waxa looga tag-la’yahay kuwii la rabay inay wax dhisaan. Bilowgii sannadkan, shir dhinaca waxbarashada ah oo loo fari-istay Dakar ee ah magaalo-madaxda...
Kalmada Guddoomiyaha Salaam African Bank
Salaam African Bank, oo muddo dhowr sano ah shaqeynayey, waxa ka go’an inuu qeyb ahaado, isbeddelka dhinaca horumarka dalka ka socda, uuna sii hormariyo adeegga...
Milgaha Saxfiga
Xubin rag isku waajahay, hadday xaylka ka caddaato Afku wuxuu la xoogyahay, Magliga xawda kaa jara`e Rabbi naxariistii Janno ha siiyee waa Gabaygii (AHUN) Halgamaagii Salaan...
Soomaalida Iyo Beeleysiga
Soomaaligu Qabiil ma aammin- sana ee waan si dhiirranaan iyo kalsooni leh loo tusin habdhaqan Ska wanaagsan. “Haddii ay ka filiqday Soomaalida, oo beelo inta u...