Walaalaha Jabuuti, hambalyo maalintiinna gobannimada
27-6-2022 Warsam magazine Maamulka iyo howlwadeennada Majallada Warsan magazine, waxay hambalyo u dirayaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaciil Cumar Geelle, xukuumada iyo shacabka reer Jabuuti...