October 21, 2026
Cover

Walaalaha Jabuuti, hambalyo maalintiinna gobannimada

27-6-2022

Warsam magazine

Maamulka iyo howlwadeennada Majallada Warsan magazine, waxay hambalyo u dirayaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaciil Cumar Geelle, xukuumada iyo shacabka reer Jabuuti maalinta gobannimada awgeed. Ku waara barwaaqo, midnnimo iyo nabadgelyo aan idinka dhammaan.

Related posts

Risks and Opportunities of Admitting Somalia Into the EAC

warsan

Mumbai hospitals near collapse

warsan

Mekele hit as rebels express interest in peace process

warsan