August 25, 2026
News

Sharci hagaya hey’adda duulista hawada oo la meel mariyey

Muqdishu- Waxa la meel-mariyey sharciga hagaya Hey’adda Duulista Hawada. Sharcigan oo noqon doona kii ugu horreeyey ee wakaaladani yeelato tan markii ay howl gashay bilowgii 1960dii. Sarkaalka sida ku-meel gaarka u sii haya wakaaldda Axmed macallin ayaa  shir jaraaid oo uu qabtay sidaa kaga dhawaaqay maqaalada Muqdishu.

Sharciga, oo Baarlamaanku ansaxiyey, waxa uu dhaqan geli doonaa marka uu madaxweynuhu saxiixo. Sharcigu, waxa uu wakaaladda u sahli doona inay howsheeda si hufan u gudato, xiriirrada caalamiga ah qeb ka ahaato, kuna matasho qaaranka Somaaliyeed.

Source: Warsan magazine

Related posts

Iraq: opposition activist assassinated in Baghdad

warsan

Senior Saudi journalist says ‘nothing’ preventing normalization with Israel

warsan

Qatar Airways seeks US$5b compensation from Arab bloc over airspace ban

warsan