June 13, 2026
Cover

Go’aankii xil ka qaadista agaasimaha NISA ayuu madaxweynuhu aqbalin

Farriin lagu qoray bogga tuwitter-ka  madaxtooyada ayaa faray Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir in uu sii wado hoggaaminta Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadda Sugidda Qaranka. Waa khilaaf ka muuqday madaxweynaha iyo wasiirkiisa Kowaad oo in hoos loo xalliyo ku wanaagsaneyd.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Roble  ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac. Xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada ayaa la firay inuu baaris sameeyo, sharcigana horgeeyo cidda yeelata masuuliyadda.
ImageImage

Related posts

The US Plan to Outsource It’s Imperialism in Haiti to Kenya

warsan

As Senegal Organizes Troops to Invade Niger, Violence Mars Within its Own Borders

warsan

Africa, Multipolarity, and the Collapsing White World Order

warsan