September 20, 2026
Cover

Ra’iisal-Wasaare Nuur Cade, Alla ha u naxariisto

 

Ra’iisal-wasaare Nuur Xasan Xuseen

 

Majallada Warsan, waxay tacsi halkan u marineysa qoyska, ehelada, saaxibada iyo ummadda Somaaliyeedba geerida Nuur Xasan Xuseen, ra’iisal-wasaarihii labaad ee dalku yeesho waqtigan Jamhuuriyadu ay ku jirto ka soo kabashada burburka aan gacanteenna kula nimid. Marxuumka Alla ha janneeyo, qoyskana sabir.

Related posts

Amina Hersi, Award Winning Somali Entrepreneur

warsan

Somalia should be wary of the Chinese trap

warsan

China’s Uighur genocide is undeniable

warsan