May 13, 2026
Cover

Madaxweyne Biixi ayaa maanta la hadli doona labada gole

Madaxweyne Muuse ayaa maanta la hadli doona Barlamaanka  Somaliland

Hargeysa(HWN):-Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Abdi ayaa lafilayaa Inuu maanta qudbad sanadeedkiisii ka hor jeediyo labada gole ee barlamaanka S/Land.

Qudbad Sanadeedka Madaxwaynahaa oo noqonaaya sanadkii Labaad ayaa wwaxa aykuso beegmatay wakhti ay wadanka ka Jiraan xalado badan oo ay ka mid tahay muranka badan ee eu gadaaman sidii ay u qabsoomi lahayd doorashooyinka golaha wakiilada iyo golaha degaanka dalka oo mudo dhaaf ku fadhiya

Labaadi xisbi mucaarid ayaa shalay ilaa maanta ku jiray shirar ay kaga arisanayan khilaafkan soo cusuboonaday

Dhawan ayay ahayd markii guddi dhex dhexaadin ay isku xil -qaamtay isku soo dhawaynta xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda isla markaana lagu wada qaanacay go’aandi ay soo saartay guddigaasi

Source: Hadh-wanaag

Related posts

Twelve times the UN has failed the world

warsan

Ethiopia convicts 3 troops of rape, charges 28 for killings

warsan

Why the CIA doesn’t spy on the UAE

warsan