October 11, 2026
Cover

Hambalyo Aqristayaasha Warsan Sannadka Cusub

Disembar 31, 2021

Warsan- Mog

Waxa i noo bilanaya sannad cusub, shacabka Somaaliyeedna, waxay farxadda la qeybsanayaan caalamka intiisa kale. Dalku waqtigan, waxa uu ku jiraa xaalad adag oo siyaasaddu muruqsan tahay. Alla, waxan ka baryeynaa inuu cabsidiisa nagu mideeyo, noona dembi dhaafo. Waxa dhinaceenna la na ka rabaa inaan Alle ka cabsiga badinno, xumaha iska la dagaallanno, kadib, sida uu Alla kitaabkiisa noogu soo gudbiyey, waxan heleynaa raxmadda Alle. Somaali midnnimo, sannad wacan oo caafimaad iyo barwaaqo.

Waxan magazine

Related posts

A Nigerian Scientist Exposes Bill Gates’ Depopulation Agenda in Africa

warsan

The Saudi reshuffle and Yemen peace prospect

warsan

Ethiopia to Hold Elections June 5 After Vote Delay Due to Virus

warsan