August 26, 2026
Cover

Warsidaha Warsan: Hambalyo Walaalaha Jabuuti

Warsidaha Warsan, waxa uu hambalyo u dirayaa shacabka Jabuuti ee aannu walaalaha nahay, sida nabadgelyada le ee aad mar kale u doorteen  madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle oo runtii inta uu xukunka hayey dalku uu dhincaya dhqaalaha, siyaasadda iyo bulshaba horumar ballaaran ka sameeyey.

Jabuutida maantu maaha tii 2000kii ee dal maanta Afrikada kale horseed ugu ah casriyenta kaabayaasha dhaqaalaha sida dekadaha iyo suuqyada xorta ka ah canshuuraha oo maanta ah halka uu socdo ganacsiga dunidu. Madaxweyne Ismaciil  waa nabaddoonka geeska Afrika iyo gaar ahaan arrimaha Somaalida. Madaxweyne hambalyo.

Related posts

Turkey’s Self-Inflicted Currency Meltdown

warsan

US, European Diplomats Secretly Plan Ethiopian ‘Transition Government’ With TPLF Leader

warsan

Is Bin Zayed Selling Bin Salman For Yemen’s Socotra?

warsan