October 11, 2026
Cover

Somaliya oo soo celisay xirirkii diplomasiyadeed ee Kenya

 

6 May, 2021
Mogadishu- Warsan
Somaliya ayaa dib u soo celisay xiriirkii dipomasiyadeed ee Kenya, sidaa waxa  waxa ku dhawaaqay wasiir-xigeenka warfaafinta Somaliya  Al-cadaala mar uu la hadlay warbaahinta goor dhoweyd.
Warar mar dambe soo baxay ayaa sheegayey in wafdi Kenya ka socda taddobaadka dhamaadkiisa soo gaari doono Muqdishu, si loo dhameystiro waxa lagu heshiiyey. Waxa gacan ka geystay boqorka Qadar.
Wixii ka soo kordha halkan kala soco.

Related posts

Saudi Arabia silent over UAE-Israel deal, but covert ties under focus

warsan

UAE announces relaxing of Islamic laws for personal freedoms

warsan

Ethiopia: ‘Internationalisation of Renaissance Dam file will not force us to accept colonial agreement’

warsan