October 21, 2026
Cover

Dowladdu wey ka soo dhalaashay mas’uuliyaddii Galmudug

Mas’uuliyadda ugu weyn ee dowlad dastuurkeedu siiyo waxa ugu horreeya dammaannad-qaadka deganaashaha iyo xasilloonida xuduudaha qaranka iyo hantida shcabkeeda. Waajibkaas dowladdu wey ka gudatay Galmudug. Weynnu boogaadineynaa.

Related posts

Scientist: GM food safety testing is “woefully inadequate”

warsan

Oil prices surge after attack on Saudi oil site

warsan

Seven Arab-speaking states denounce African Union for granting Israel observer status

warsan