The Warsan
Health

Caafimaadka: Kansarka naasaha

Kansarka ?naasaha

Waa cudur halis ah nimankana wuu ku dhacaa lkn naagahaa u badan
Calaamadaha: barar inta badan aan xanuun wadan dheecaan ama dhiig naaskaoo jirmigiisa caadiga ah ka weynaado ama midabkiisa is bedelo ama maqaarka naaska oo casaado
*fiiro gaar ah: calaamadahaasi aan soo sheegney marwaliba kansar ma ahan
Waxaa keeno unugyada naaska oo si aan caadi aheyn u tarma
Meelo qaar iyo dadka qaar ayuu ku badanyahay inta badanna waxaa lala xiriiriyaa dadka dhaxalka u leh cudurkan iyo dadka buurbuuran
Noocyadiisa: mid aan gudbin iyo mid gudba (80% cudurkani wuxuu u gudbaa meelaha kale u dhow)?

#?Sidee?loo baaraa
baaritaan guud ee naasaha waa muhiim 2dii ama 3dii biloodba mar adoon waxba dareemin
1- Raajo la saaro naasaha: waxay soo saartaa kansarka markuu bilowga yahay lkn 30% ookale masoo saarto waxaana lagu ogaadaa keliya inuu barar jiro iyo in wax ku dhex jiro kadibna waxaa loo diraa 2- baaritaan cad ama dheecaan laga qaado(Histocytopathology) si loo xaqiijiyo

*Ka hortaga:
-in la qaato qudaarta iyo fruitska
-in la qaato cunada buunshada leh
-in la iska yareeyo hilibka iyo kalluunka
-in la qaato caanaha iyo wixii la halmaala
-in la iska yareeyo waxyaabaha difanta leh
-jimicsi in la sameeyo- Sigaarka iyo Alcoholku mararka qaar waa lala xiriiriyaa

*Sidee loo daaweeyaa
-Dawooyin badan caadi ahaan loo qaato ayaa jiro fadlan dhakhtarka la xiriir
-shucaac oo lagu daaweeyo
– Qaliin
*Talaalna waa jiraa hadii la heli karo

Related posts

UN says coronavirus threat to ‘whole of humanity’: Live updates

warsan

How hepatitis became a hidden epidemic in Africa

warsan

Yes, I Insist That #ChinaMustPay Africa Damages for COVID-19

warsan