Dad badan oo Soomaali ah waxa fajac ku noqotay xil ka qaadistii Md. Dr.Cabdiraxman Moxamed Cabdi Xaashi, Wasiirkii Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda...
Wasiirkii kowaad ee Itoobiya Hailemariam Desalegn, ee xilka isaga egay sannadkan horraantiisii, ayaa loo doortay inuu xubin ka noqdo gudida sare ee hey’adda...