May 14, 2026
Cover

Waxa Inaku Waajiba Alla Bari Kii Hore Ka Badan

 

Ummadda Islaamka meel ay joogta dab ayaa ku shidan, malahana waa Kitaabka Alla oo aan raacin awaamiirta uu na faro. Alla mahaddii waxa bilatay bisha Alla Bariga Alla la aqbalo, waxase na la ka doonayaa inaan cafis Alla weydiisanno oo baryootanka kii hore ka badanno. Dhibaatada na la gudbooni ma yara, gaar ahaan Somaalida. Waxan isku baraarujineynaa in Alla bariga aan badinno bishan barakeysan, Allana inuu soo dembi dhaafo weydiisanno, nagana dulqaado mushikiladaha aan dhamaan ee na la deriska ah, gaar ahaan xanuunka hadda caalamka halakeeyey innaga na haya.

Related posts

Migrants tell of torture, extortion in Libya’s government detention centers

warsan

Warsidaha Warsan: Hambalyo Walaalaha Jabuuti

warsan

S Africa: Apology issued for ‘blasphemous’ remark in mosque raid

warsan