“Jabuuti, Somaaliya waxa ka dhexeeya birna ma goyso, biyana ma mayraan” -Madaxweyne Xassan
July 17, 2022 Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, wadahadal dheer kadib ayaa si qotodheer uga hadlay ahmiyadda xoojinta xiriirka walaaltinnimo
