Shirar badan ayaa la qabtay, badankood na, waxay ka dhaceen Yurub, kolba magac ayaa loo bixinayey, iyadoo qoraallo aad u qurux badanna la soo raacinayey oo qeexaya qeybaha looga
Cidna sugi meyn in siyaasadda Itoobiya sidan xowliga ah isu furfuri doonto, isbeddelkan xooliga ku socdana uu iman doono. 41 jirka, aadka u firfir coon ee CAABBI Axmed, waxa
Soomaaligu Qabiil ma aammin- sana ee waan si dhiirranaan iyo kalsooni leh loo tusin habdhaqan Ska wanaagsan. “Haddii ay ka filiqday Soomaalida, oo beelo inta u
Sida la sheegay, waxaa jirey wiil tan iyo yaraantiisii ay dadku– aabbihi, hooyadi, walaalihiis, deriska iyo dadka tuuladiisa oo dhammi- ay doqon ku sheegi jireen.