Waa xalay, 8.45 fiidnimo. Xaafadda Xalane, magaalada Boorame, jagada bannaan ee dhagaxa yari yaal, ee dayrka iyo guriga dhisan u dhaxaysa. Saddex bacood oo
W/Q Liibaan Axmad Sanadkii 1983-kii shirkadda Saarberg-Interplan ayaa mashruuc biyo-ballaarrin ka hirgelisay Muqdisho. Tuubbooyin waaweyn bay Jidka Soddonka soo dhigtay, si waddada qayb ka