December 15, 2025
Popular

DACDOOYINKA GEESKA BILIHII NA DHAAFAY OO SAWIRA

Somaaliya iyo Eriteriya, markii ay xiriirkii qaboobaa, diirrimaadka geliyeen

 

Saaxibbo kala lumay oo is hela (Russo-Somali relation)

 

 

Madaxweyne Geelle iyo Boqor Salmaan kulaankooda loogu gogol xaarayo, sidii loo soo afjari lahaa muranka xuduudka ee Jabuuti iyo Eriteriya muddooyinkan ka dhaxeeyey.
Madaxweyne Farmaajo oo booqday dowlad-deegaanka Somalida –Itoobiya (sawirka kore). Guddoomiyeyaasha golaha maamulka Somaalida shirkoodi Kismaayo (sawirka hoose)

 

Heshiis nabadeed oo Sacuudigu umuliyey ayaa Itoobiya iyo Eriteriya la dhexdhigay

 

abuuti oo qarameysay dekadda Dooraale, maamul cusubna u dhisi doonta

Related posts

Afka Soomaaliga iyo isbeddelka waayaha

nur

DA’DA GUURKU WAA I IMMISA

nur

Iyada oo arkaysa!

nur