AnalysisPopularGobtii la Gumeeyey!!nurOctober 26, 2018 by nurOctober 26, 201801670 Konton iyo siddeed sano ayey da’daydu caawa garaacday laakiin waxba iiga dan ma’aha oo afar maalmood dhalashadaydii ka dibba waa nigii dib u saqiiray. Ubadka...
PoliticsRegionalSocialUncategorizedQOOLKA SABOOLNNIMADAnurOctober 26, 2018 by nurOctober 26, 201801318 Marka wax soo saarkaagu aad u hooseeyo waxa uu kugu hoggaamiyaa dakhli aad u hooseeya. Dakhliga dhabta ah ee hooseeya macnihiisu waa tashiil hoose....
EconomicsWAA BESTEED, QEYLA-DHAAAN BEY DIREYSAA!nurOctober 26, 2018 by nurOctober 26, 20180999 Jaamacadi, waa tii ahaata goob kulmisa maskaxda aqoon sare sal u tahay ee lagu sar-gooyo,horena loogu dhigo aqoonta, si dunidu u noqoto...
PopularDACDOOYINKA GEESKA BILIHII NA DHAAFAY OO SAWIRAnurOctober 23, 2018November 21, 2018 by nurOctober 23, 2018November 21, 20180964 ...
PopularIyada oo arkaysa!nurOctober 23, 2018November 21, 2018 by nurOctober 23, 2018November 21, 20180917 Kadinka xagga koonfureed u jeeda ee cisbitalka Hargeysa ayey orod ku soo gashay. Ilmo yar oo qiyaastii bil ama ku dhow jira ayey legga...
CommentaryKitaabka Dhulka Ka Qaad!nurOctober 23, 2018November 21, 2018 by nurOctober 23, 2018November 21, 201801052 Waar ileyn 50 ka oday ma waalee anaga sidii caruurta ha noola hadline Hassan sheekh iyo siilaanyey u kala dab qaadayaan na dheh Dhaqane...
NewsMusuqmaasuqa iyo Siyaasadda BuntlannurOctober 23, 2018November 21, 2018 by nurOctober 23, 2018November 21, 201801272 W/Q Liibaan Axmad Sanadkii 1983-kii shirkadda Saarberg-Interplan ayaa mashruuc biyo-ballaarrin ka hirgelisay Muqdisho. Tuubbooyin waaweyn bay Jidka Soddonka soo dhigtay, si waddada qayb ka...
CommentaryMusuqmaasaq Soomaali Waa MeheraddeediiyenurOctober 23, 2018November 21, 2018 by nurOctober 23, 2018November 21, 201801586 W/Q Yuusuf Xeyd Dad badan oo Soomaali ah waxa fajac ku noqotay xil ka qaadistii Md. Dr. Cabdiraxman Moxamed Cabdi Xaashi, Wasiirkii Kalluumaysiga...
Popular“GACANTUU KA BAXAY” MICNAHEEDU MAXUU YAHAY ?nurOctober 17, 2018November 21, 2018 by nurOctober 17, 2018November 21, 20180782 Warsan Kalmadaha “gacantuu ka baxay” ayaa beryihii na dhaafay waxa aad u adeegsaney mucaarad dowladda madxweyne Maxamed Cabdullaahi. Qoddobada ugu muhinsan ee ku jiray...
PoliticsHIIRAN TOOS, DIID DULLINNIMADAnurOctober 17, 2018November 21, 2018 by nurOctober 17, 2018November 21, 201801119 Warsan Heedhe maxaa kugu dhacay? Hurdadu dheeraa, dhiilladu badanaa, dhagartu culusaa, dabar go’u dhowaa! Ma sidanaad dhowran, oo dulligaad eegan. Dhulkani, qaniimadu ceegaagto, xiriiriya...