The Warsan
Property and Investment

Yahuudu Ma Caqli Badan Tahay ?

Sheekadan Ayaa Ka Jawaabaysa Markii midawga Soofiyeeti ogalaaday in Yahuuda Soof-iyeeti u guuri karaan Israa’iil nin ka mid ah dadkii guuraayay wuxu damcay in u tahriibiyo 10 Kg oo dahab ah dahabkii wuxuu ka sameeyay sanam U eeg Lenin “Aabihii dhaliyay kacaanka shuuciyada markisiga ah”

Madaarkii Moscow markii la weydiiyay wuxu askarigii ugu Jawaabay waa sanam aan doonaayo in aan ku xasuusto Aabaheen Lenin aan dhunkado aroor walba jacayl Aan u qabo awgii wuu soo dhaafayay !

Madaarkii Tel-Aviv Israa’iil markii la weydiiyay wuxu ku jawaabay sanamkani waa Inkaar-qabihii Lenin waxaan doonayaa in aan aroor walba cadhuuf ku tufo nacayb aan u qabo awgii wuu soo dhaafay !

Sanamkii yaraa xasuus ayuu u haystaa ninkii lahaa Yahuud reer Bariga Yurub “Ashkenaz” waa

kuwa ugu caqliga badan marka loo eego Yahuuda kale oo iyagu dunida ugu hodansan dhinac walba “Aakhiradooda mooyi” tusaale wiilashan leh baraha bulshada Facebook, Google, Whats App, Viber, Dell, Instagram, Skype , ……

Waa Yahuuda Ruushka Aabayaashood ka soo guureen

 

Maxamed Xoosh shabcuuno@hotmail.com

 

Related posts

Somali women take on South Africa’s property market

warsan

DUAL CITIZENSHIP AND CONFLICT OF INTEREST

warsan

AGlobal, Modern and Sustainable Trade Hub

warsan